Xukun adag oo lagu riday askar u dhalatay dalka Ruushka oo lagu qabtay Ukraine

Maxkamad kutaalla dalka Ukraine ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday labo askari oo u dhalatay dalka Ruushka, kuwaa oo gacanta lagu dhigay xilli ay dagaal kula jireen ciidamada difaaca dalka Ukraine. Labada askari oo lagu kala magacaabo Alexander Bobikin iyo Alexander Ivanov ayaa qirtay in ay qeyb ka ahaayeen duullaanka ciidamada Ruushka kusoo … Continue reading Xukun adag oo lagu riday askar u dhalatay dalka Ruushka oo lagu qabtay Ukraine